Xukun adag oo lagu riday nin qarax Muqdisho kusoo galinayay Mooto Bajaaj

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin lagu helay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab, kaa ku dhaawacmay qarax la sheegay in uu soo galinayay Muqdisho. Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa ku dhaawacmay qarax uu ku waday mooto bajaaj bishii marso ee sannadkan, waxaana ninkan bilooyin gacanta ku hayay … Continue reading Xukun adag oo lagu riday nin qarax Muqdisho kusoo galinayay Mooto Bajaaj